focus

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Socdaalkii Madaxweynaha

Published on

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka xog waramay safarkii madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisu ay ku tageen dalka Mareykanka.

Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa qaatay muddo toban maalmood ah, qodobadii ugu waa weyna ee safarkaasi diirada lagu saaray, Halkan hoose ka Daawo

Copyright © 2020 Somaliland Today.