focus

Wasiiradka Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Somaliland Oo Ka Qaybgashay Shir Caalami Ah

Published on

Wasiiradka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Shukri Ismaaciil Bandarre oo ay wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha Ganacsiga iyo Dalxiiska, Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka, La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha dhaqaalaha iyo Jaamac Muuse Jaamac ayaa ka qaybgalay Shir Muhiima hay’adda Caalamiga ah ee ICCF (International Conservation Caucus Foundation), halkan hoose ka Daawo

Copyright © 2020 Somaliland Today.