focus

Madaxda Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland Oo Nairobi Kulan Kula Yeeshay Dalalka Iyo Hay’addaha Somaliland Ka Taageera Arrimaha Doorashooyinka.

Published on

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Somaliland ayaa kulan Nairobi kula yeeshay Waddamada iyo Hay’addaha Somaliland ka taageera arrimaha Doorashooyinka.

Qabsoomida Doorashada madaxtooyada ee sannadka soo socda ayaa lagu gorfeeyay kulanka.

Copyright © 2020 Somaliland Today.