focus

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Doorashooyinka Jarmalka Iyo Cidda Guulaysatay

Published on

Natiijada hordhaca ah ee doorashooyinka Jarmalka aya ala shaaciyay wakhti yar ka hor iyadoo xisbiyada mucaaradku ay heleen aqlabiyada codadka iyo kuraasta.

Waxalaga adkaaday xisbiga raysalwasaare Angela Merkel, iyadoo uu guulaystay xisbiga bidix-dhex ee Social Democrats loo yaqaano. Kuwaas oo guul dirqi ah helay

Xisbiga Social Democrats ayaa u baahan in uu samaysto xulafo xisbi kale si uu u hanto aqlabiyadda laga rabo, una smaeeyo dawlad bilaha soo socda.

15 sanno kadib, xisbiga Midawga kiristanka ee Jarmalka ayaa ka tagaya talada

Copyright © 2020 Somaliland Today.