focus
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Siyaasadda Ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya
(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Maxamed Kaahin Ahmid Ayaa Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha ku qaabilay wasiiru-dawlaha arrimaha siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya, Mr. Redwan Hussein oo uu wehelinaayo safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, Amb Siciid Maxamed Jibriil iyo masuuliyiin la socday weftiga wasiiru-dawlaha.