focus

Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Koox Shufto Ah Oo U Diray Ay Dhaawacyo Gaadhsiyeen Mid Kamid Ah Dhallinyaradda Boorama

Published on

(SLT-Boorama)-Dr Cabdirisaaq Gorayo Oo Ka Hawl Gala Magaaladda Boorama ayaa Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Ku Eedeeyay In Dhalinyaro Uu U soo Diray Oo Nabaro Gaadhsiisay Uu Ku Hayo Gurigiisa Magaaladda Hargeysa.

Waxa Uu Xukuumadda Ugu baaqay In Sharciga Loo horkeeno.

Dhinaca Kale Mid Ka Mid ah Wax garadka Magaaladda Boorama Oo Uu walaalkii Ku Jiray Dhalinyaradii Weerarka Ku soo Qaaday, ayaa Ku eedeeyay Axmed Muumin Seed In uu Horseeday fal Guracan, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.