focus
Wasiirrada Diinta Iyo Awqaafta Oo Masaajidada Hargeysa U Qaybisay Agabka Lagaga Hortago Cudurka COVID 19 Oo Ay Ku Deeqday Hay’adda Samafalka Ee Sahamiye
(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh khaliil Cabdillaahi ayaa Imaamada Masaajidada Magalada Hargeysa u qaybiyaay afsaab iyo Dareeraha Jermisdilaha oo ay ku deeqday hay’adda Samafalka ee Sahamiye, Munaasibad kooban oo loo qabtay Qaybiinta agabkaa ayaa waxa ka hadlay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilahi Axmed.
Wax iyguna madashaa ka Hadlay Qaar ka mida Imaamada Masaajida Magalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO