focus

Wasiir Maxamed Kaahin Oo Maanta Safar Caafimaad Ugu Baxay Dalka Imaraadka Carabta.

Published on

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin, ayaa maanta socdaal ugu baxay waddanka Imaraadka Carabta.

Wasiir Kaahin, ayaa waddankaasi u tegaya baadhitaan Caafimaad kadib markii dabayaaqaadii bishii hore la dhigay Cisbitaal ku yaalla Hargeysa xaalad Caafimaad aw-geed.

Wasiirka ayaa hadda xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay, maalmihii la soo dhaafayna shaqada wasaaradda ayuu ku jiray balse waxa uu soo mari doonaa sida la sheegay baadhitaan guud.

Copyright © 2020 Somaliland Today.