focus

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo Joojisay Tartankii Kubadda Cagta Ee Hablaha Oo Maanta Hargeysa Ka Furmi Lahaa.

Published on

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa joojisay tartankii Kubadda Cagta Hablaha ee Somaliland kaas oo maanta Hargeysa ka furmi lahaa.


Wasaaradda ayaa sheegtay in tartankaasi baal maray Diinta iyo dhaqanka.

Halkan hoose ka akhriso:

Copyright © 2020 Somaliland Today.