focus

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Laga Helay Cudurka COVID 19.

Published on

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleeban Yuusuf Koore, ayaa xaqiijiyay in laga helay cudurka Corona Virus.

Sidoo kale qaar ka tirsan Ilaaladiisa ayaa laga helay cudurka COVID 19.

Magaalada Laascaanood ayuu ku sugan yahay wasiirku oo safar shaqo u joogay maalmahan.

Copyright © 2020 Somaliland Today.