focus

Wefti Ka Socda Dawladda Soomaaliya Oo Maanta Safar Ku Yimid Magaalada Buuhoodle

Published on

(SLT-Buuhoodle)-Wefti ka socda Dawladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka Kalluumaysiga Cabdillaahi Bidhan, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Buuhoodle.

Wasiir Bidhaan, iyo weftiga la socda ayaa Buuhoodle soo gaadhsiiyay Daawooyin iyo Agab kale oo Caafimaad.

Wasiirka Kalluumaysiga oo hadlay ayaa sheegay in Buuhoodle ay u yimaadeen si ay ula socdaan xaaladda Caafimaad ee magaalada.

Copyright © 2020 Somaliland Today.