focus

Mas’uulkii Ugu Horreeyay Ee Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Coronavirus

Published on

(SLT-Garoowe)-Kormeerihii waxbarashada gobolka Nugaal ee maamul gobolleedka Puntland  Cumar Guure ayaa maanta u geeriyooday cudurka Coronavirus, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Mas’uulkaan ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku jiray xarunta lagu hayo dadka qaba Covid19 ee magaalada Garowe, kadib markii laga helay cudurka safmarka ee Coronavirus.

Waa mas’uulkii ugu horreeyay ee katirsan Puntland oo cudurka Covid19 u geeriyooday.

Copyright © 2020 Somaliland Today.