focus
Guddoomiyihii Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Awdal Oo La Xidhay
(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa xidhay guddoomiyaha xisbiga Waddani ee gobolka Awdal’ Maxamed Adan Suldaan.
Xadhiga guddoomiyaha waxa xaqiijiyay Afhayeenka xisbiga Barkhad Batuun.
Sababta loo xidhay weli xukuumaddu kama hadal.