focus

Jabuuti Oo Xidhay Xadka Ay La Wadaagto Somaliland.

Published on

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Jabuuti ayaa saaka xidhay xadka ay la wadaagto Somaliland.

Dad doonayay in ay labada dhinac isaga gudbaan ayaa ku xaniban magaalada Law-yacaddo oo inta badan ay maran dadka iyo Ganacsiga dhulka ee labada dhinac.

Inkasta oo aan si rasmiya dawladda Jabuuti uga hadal sababta haddana waxa loo malaynayaa in ka hortagga cudurka Corona awgii ay u xidhay xadka.

Copyright © 2020 Somaliland Today.