focus

Guddoomiye Saleebaan Oo Beeniyay In Uu Is-Casilayo

Published on

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in aanu iscasilayn, islamarkaana uu warkaasi ka maqlay saxaafadda, halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.