Stories By Wariye
-
focus
“Tahriibku Waa Cudur Sida Durayga Oo Kale Ugu Dhaca Qofka Bani’aadamka Ah…..” Marwo Hoodo
March 28, 2019(SLT-Hargeysa)-Ururka Haweenka ee VOSOMWO ayaa kulan lagaga hadlayey Dhibaatada uu Tahriibku leeyahay waxa uu u qabtay...
-
focus
Habka Hagista Diyaaraddaha Eboeing 737 Max Oo Wax Laga Badeleyo
March 28, 2019(SLT-Washington)-Shirkadda diyaaradaha soo saarta ee dalka Maraykanka ee Boeing ayaa sheegtay in ay wax ka badeleyso...
-
focus
Xildhibaan Ka Tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Toogasho Ku Dilay Laba Qof Oo Shacab Ah
March 28, 2019(SLT-Jarati)-Guddoomiyaha Gobolka Jarati ee dowlad deegaanka Soomaalida Saafi Diiriye Shaafi ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay...
-
focus
Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobey Oo Kulan Gaar Ah Ka Yeeshay Xaaladda Amni Ee Soomaaliya
March 28, 2019(SLT-New York)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa Arbacadii shalay kulan gaar ah ka yeeshay Xaaladda Amni,...
-
focus
Muhaajiriin Afduubatay Markab Ka Soo Badbaadiyey Xeebaha Dalka Liibiya
March 28, 2019(SLT-Rome)-Dowladaha Talyaaniga iyo Malta ayaa sheegay inay Muhaajiriin shalay afduubteen Markab Xamuul oo laga leeyhay Turkiga,...
-
focus
Madaxweyne Trump Oo Helay Lacagtii Uu Darbiga Maraykan Ugu Dhsilaha.
March 27, 2019(SLT-Washington)Aqalka Pentagonka ee looga taliyo militariga dalka Maraykanka ayaa ansixiyay lacag dhan $1 bilyan oo doolar...
-
Articles
Musuq Maasuq Waa Belo, Waana Meheradeenee, Sidee Looga Maarmaa.
March 27, 2019BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,(A.S.C.W.R.W.B) SALAAN GAAR AH BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA 1-MUSUQ MAASUQ MAAHUUN,MAAL QUDHOO LA XADAYEE. WUU...
-
Articles
Dimuqraadiyadii Somaliland Jihadee ayey u socotaa? Mar hadii 3-diigole maandheytkoodii dhamaaday Doorashooyinkiina aanay qabsoomeyn sanadkan.
March 27, 2019Dimuqraadiyadii dawladnimada JSL waysaqiirtay oo way liinbaxady mar hadii 3-dii goleee kala ahaa Golaha Baarlamaanka, Golaha...
-
focus
“Ururka SOLJA, Waxa Uu Si Aad Ah Uga Xun Yahay Tallaabooyinka Soo Noq-noqonaya Ee Ay Saraakiisha Xukuumaddu Kula Kacayaan Suxufiyiinta” Guddoomiye Xuuto
March 27, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac ayaa war qoraal ah oo soo saaray waxa...
-
focus
DAAWO: Xisbiyadda KULMIYE Iyo WADDANI Oo Kulan Xasaasi Ah Yeeshay Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen
March 27, 2019(SLT-Hargeysa)-Xisbiyadda KULMIYE Iyo WADDANI Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Hargeysa Iyo Arrimaha Ay Ka...