Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda Ciidamada Qaranka oo maanta xukun dil ah oo toogasho ku ridday nin dhawaan dil geystay

focus

Maxkamadda Ciidamada Qaranka oo maanta xukun dil ah oo toogasho ku ridday nin dhawaan dil geystay

Maxkamadda Ciidamada Qaranka oo maanta xukun dil ah oo toogasho ku ridday nin dhawaan dil geystay

Maxkamadda Ciidamada Qaranka ee Darajada 1aad ayaa maanta xukun dil ah oo toogasho ku ridday dambiile Ex-C. Qaran Aabi Muuse Cilmi, kaas oo maxakamaddu sheegtay in dhawaan dil ula kac ah ugu geystay Magaalada Hargeysa Marxuum Cabdi Haybe Khayre.

Dambiilaha ayaa hore gacanta ugu soo dhigeen Ciidamada Booliska JSL, kadib hawlgal degdeg oo ay sameeyeen.

Sidoo kale, Maxkamaddu waxay xukun Afar sano oo xabsi ciidan ah ku riday saddex xubnood oo lagu helay gacan-siinta dambiilaha.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top