Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgaliyay Qalabka Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

News

Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgaliyay Qalabka Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgaliyay Qalabka Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

(SLT-Hargeysa)-Somaliland ayaa daahfurtay qalabka maamulka Hirarka isgaadhsiinta oo markii ugu horreysay laga hirgalin doono dalka Somaliland.

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Somaliland ayaa munaasabadda daahfurka ku sugnaa waxaana ay noqon doontaa markii ugu horreysay ee Somaliland laga hirgaliyo qalabka maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

Dhammaan bulshada iyo siyaasiyiinta Somaliland ayaa soo dhaweeyay arrintaan, waxaana tallabadani ay noqonaysaa markii ugu horreysay ee degaanada Somaliland laga hirgaliyo qalabka maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

“Qalab wax lagu dhageysto oo aanu wax ku dabagalaynaa qalabkani maaha , oo suuqaaba maanu la matneene waanu qarin lahayn , dadka wixii so kordha dhaliila ayaa halkaa ula kici doona , anaguna sharci uma haysano inaan dadka xogtooda dhageysano , ee waa Tiknoolajiyad cusub oo inoo soo korodhaye halasoo dhaweeyo “.

Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa sidaa yidhi

More in News

To Top