Connect with us

somalilandtoday.com

Saameynta Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Magaalada Badhan + SAWIRRO

focus

Saameynta Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Magaalada Badhan + SAWIRRO

Saameynta Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Magaalada Badhan + SAWIRRO

(SLT-Badhan)-Roob dabaylo watay oo fiidnimadii caawa ka da’ay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa saameyn ku yeeshay masaajiddo, goobo ganacsi iyo xaafadaha qaar.

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee roobkani, dabaylaha watay ka dhashay, waxaan idin kula wadaagi doona wararkayaga danbe.

Sawirka mid ka mida guryaha iu Jiingada ka qaaday/xuquuqda sawirka warbaahinta magaalada Badhan
Sawirka mid ka mida masaajidada uu ka qaaday jiingada/xuquuqda sawirka warbaahinta magaalada Badhan

More in focus

To Top