Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta ka socda Hay’adda UNDP

focus

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta ka socda Hay’adda UNDP

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta ka socda Hay’adda UNDP

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Qaramada Midoobay ee Horumarinta (UNDP), oo ay hoggaaminayeen Alisher Karimov, Rule of Law Coordinator ee UNDP, iyo Abdisalam Farah, Assistant UNDP Coordinator.

Kulanka, oo ku qabsoomay Xafiiska Guddoomiyaha, ayaa diiradda lagu saaray wada-shaqaynta ka dhaxaysa Hay’adda Garsoorka iyo UNDP, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa mas’uuliyiinta UNDP uga warbixiyay shaqada ballaadhan ee ay hay’adaha garsoorku dalku ka wadaan.

Xafiiska Warbaahinta Maxkamadda Sare JSL

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top