Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda dib u celisay 9 xubnood oo dawladda Soomaaliya u xulatay inay ku metelaan Baarlaamanka bulshada Bariga

focus

Maxkamadda Caddaalada ee Bulshada Bariga Afrika ayaa maanta soo celisay sagaal xubnood oo dawladda Soomaaliya u xulatay in ay ku metelaan Baarlaamanka bulshada Bariga.

Maxkamadda ayaa sheegtay in xulashada xubnahan aan loo marin hannaan sax ah oo waafaqsan xeerarka ururka bulshada bariga Afrika.

Waxa xusid mudan in xubnahan la soo celiyey ay yihiin kuwo ka socda dhinaca madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kuwaas oo dhammaantoodba loo doortay hab aan toos ahayn ama loo siman.

More in focus

To Top