Connect with us

somalilandtoday.com

Masar oo deked cusub ka dhisanaysa dalka Jabuuti

focus

Masar oo deked cusub ka dhisanaysa dalka Jabuuti

Masar oo deked cusub ka dhisanaysa dalka Jabuuti

Waxa soo baxaya warar sheegaya in Masar ay qorshaynayso in ay dekad ka dhisato Jabuuti.

Labada dal ee Jabuuti iyo Masar ayaa sannadkii la soo dhaafay kala saxeexday heshiis isfhan oo u oggolaanaya Masar hirgelinta hawshaasi.

Tallaabadanay Masar qaadday ayaa timid xilli Itoobiya ay dadaal xooggan ugu jirto sidii ay u heli lahayd marin badeed joogto ah.

More in focus

To Top