Connect with us

somalilandtoday.com

Axmed Sharac oo maanta booqanaya Aqalka Cad, waxa uu noqonayaa madaxweynihii u horreeyay ee Suuriya oo booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad ee Mareykanka

focus

Axmed Sharac oo maanta booqanaya Aqalka Cad, waxa uu noqonayaa madaxweynihii u horreeyay ee Suuriya oo booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad ee Mareykanka Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac ayaa maanta booqanaya Aqalka Cad, taa oo ka dhigaysa madaxweynihii u horreeyay ee Suuriya oo booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad ee Mareykanka, isagoo halkaa wada-hadallo kula yeelanaya madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.

Inta lagu jiro wada-hadalladan waxaa la filayaa in diiradda lagu saaro ;

•Ku biiritaanka Suuriya ee isbahaysiga caalamiga ah ee ka dhanka ah Daacish iyo la-dagaallanka argagxiisada.

•Sida ay xiriir amni ku yeelanayaan Suuriya iyo Israa1l, balse waqtigan lama filayo in xiriir diblomaasiyadeed oo labada dhinac ah laga hadlo.

•Dib u dhiska Suuriya

•Ku biiritaanka Suuriya ee nidaamka maaliyadeed ee caalamiga ah

•Maalgashiga shirkadaha Mareykanka ee gudaha Suuriya.

More in focus

To Top