Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda sare ee Taiwan oo 7 sanno iyo badh ah ku xukuntay sarkaal lagu helay in uu dalkaas ka sameeyey urur taageera dalka Shiinaha

focus

Maxkamadda sare ee Taiwan ayaa xukun 7 sano iyo badh ah ku riday sarkaal lagu magcaabo Kao An-kuo kaas oo lagu helay in uu dalkaas ka sameeyey urur taageera dalka Shiinaha kana soo hor jeeda madax bannaanida Taiwan.

Sarkaalkan oo hawl gab hadda noqday ayaa doonayey in uu ururkani noqdo mid u adeega danaha Beijing oo sheegata in ay Taiwan tahay qayb ka mid ah Shiinaha.

Jasiiradda Taiwan waxa mamnuuc ka ah urur kasta oo xidhiidh la leh Shiinaha waxana qofkii lagu helo si toos ah loo geeya haayaddaha garsoorka si ay xukun ugu ridaan.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top