Connect with us

somalilandtoday.com

“Waa in la dhisaa dawladda Falastiin oo Qaramada Midoobay aqoonsataa..” Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka

focus

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka, Sergey Lavrov ayaa waxyar ka hor yidhi ; “Mareykanka wuxuu ku howlanyahay xabbad-joojin iyo heshiisyo dhaqaale, balse waxa dhabta ah ee loo baahanyahay waa in la xaqiijiyo xuquuqda Falastiiniyiinta , waa in la dhisaa dawladda Falastiin oo Qaramada Midoobay aqoonsataa, inta ka horreysa waxaa laga leexenayaa xalka dhabta ah ee lagu soo afjari karo colaadan.”

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top