Connect with us

somalilandtoday.com

Suxufigii ugu caansanaa ee ka warrami jiray xasuuqa Qasa oo toogasho lagu dilay

focus

Suxufigii ugu caansanaa ee ka warrami jiray xasuuqa Qasa oo toogasho lagu dilay

Suxufigii ugu caansanaa ee ka warrami jiray xasuuqa Qasa oo toogasho lagu dilay

Saleh Al Jafarawi, oo ka mid ahaa suxufiyiinta Qasa iyo mid ka mid ah shaqsiyaadka ugu caansanaa internetka ee ka warrami jiray xasuuqa Qasa, ayaa la xaqiijiyay inay toogasho ku dileen kooxo hubeysay oo Falastiiniyiin reer Qasa ah oo ay taageerto Israa’iil, kuwaasoo tan iyo shalay weerarro ka fulinaya qeybo ka mid ah marinka Qasa, dagaallo toos ahna la galay ciidanka ammaanka ee Xamaas.

Jafarawi, wuxuu ahaa codkii ugu dheera ee ku haray Qasa, kana badbaaday weerarradii Israa|l ay ku beegsanaysay suxufiyiinta,balse kooxo ay taageerto Israa|l ayaa si toos ah u beegsaday.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top