Connect with us

somalilandtoday.com

Itoobiya oo sheegtay in Soomaaliya ay aqbashay codsigeedii ahaa in ay xaq u leedahay in ay hesho marin baddeed

focus

Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in xidhiidh Somalia ay la leedahay uu wanaagsanaaday, ka dib markii ay aqbashay codsigeedii ahaa in ay xaq u leedahay in ay hesho marin baddeed.

Qoraal lagu baahiyey Wakaaladda wararka ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in ay Itoobiya iyo Somalia ka wada shaqayanayaan amniga, la dagaalanka argagaxisada iyo iskaashiga dhaqaale.

Waxa Kale oo Itoobiya ku amaantay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud mowqifka uu ka qaatay Biyo xidheenka Itoobiya iyo ka qayb galkiisii xafladdii furitaanka.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top