Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Burkina Faso oo diidday in dalkeeda la keeno dadka laga soo tarxiilayo Maraykanka ka dib codsi uga yimi madaxweyne Trump

focus

Dawladda Burkina Faso ayaa diidday in dalkeeda la keeno dadka laga soo tarxiilayo waddanka Maraykanka ka dib codsi uga yimi madaxweyne Trump.

Burkina Faso ayaa si cad u sheegtay in dalkeedu aanay ahayn goob loo soo masaafuriyo dadka magan gelyo doonka ah balse uu yahay waddan sharaf leh oo gobannimadiisa ilaalinaya.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top