Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland oo si weyn soo dhaweysay doorka Madaxweynaha Mareykanka ee fududeynta xabad joojinta Gaza

focus

Dawladda Somaliland, ayaa si weyn soo dhaweysay doorka Madaxweynaha Dawladda Mareykanka Mr. Donald Trump ee fududeynta nabadda iyo xabad joojinta Gaza, iyo weli ba sii deynta maxaabiista labada dhinac.

Qoraal goor dhawayd lagu baahiyey barta Twitter ka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL, oo uu soo turjumay Wargeyska Dawan, ayaa lagu sheegay in arrintani tahay tallaabo muhiim ah oo hore looggu qaaday dhinaca nabadda iyo deganaanshiyaha.

Sidoo kale, waxa qoraalka lagu sheegay in Somaliland ay boggaadinaysa doorka hoggaamineed ee Madaxweyne Trump ee kor u qaadista wadahadalka iyo adkaynta nabadgalyada.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top