Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi oo mas’uuliyiin u magacaabay heshiiska rasmiga ah ee dhexmari doona Somaliland iyo Itoobiya

focus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi , ayaa 8 xubnood u magacaabay in ay diyaariyaan heshiiska rasmiya ah ee dhexmari doona Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo noqon doona guddi farsamo.

Ilo-xogogaal ah ayaa sheegaya in Amb Baashe Cawil Cumar, loo magacabay guddoomiyaha guddida halka ku-xigeena loo magacabay Amb Bashiir Good.

Xubnaha kale ee aan magacyadooda helnay waxa ka mid ah

Maxamed Cismaan Fadal

Ibraahim Cali Yuusuf

Maxamed Axmed Askar

Cabdilaahi Daahir Nuur

Garyaqaanad Amal Cabdilaahi Cawil Cali.

More in focus

To Top