Connect with us

somalilandtoday.com

“Midnimada, wadajirka, iyo wax wada lahaanshaha Somaliland waxan u arkaa in ay ku jirto midnimada Burco…” Cali Guray

focus

Hore waan u sheegay hadana waan sheegayaa: midnimada, wadajirka, iyo wax wada lahaanshaha Somaliland waxan u arkaa in ay ku jirto midnimada Burco. Ilaahayna sida roon ha waafajiyo.

Madaxwayne Muuse ka hor intii aanu dhamaanin sanadkii hore wuxu inoo sheegay in sadex doorasho ay dalka ka qabsoomayaan, sida ay u kala horeeyaana loo kala qabanayo oo mid walba ay wakhtigeeda ku qabsoomi doonto. Maanta mid lama hadal hayo labadii kale in ay mid ahaani qabsoomi iyo in labaduba ay meesha ka wada bixi ayaa werwerka ugu wayni yahay. Hadii doorashada keliya ee la isla wada ogol yahay wax ka dhiman oo wakhti ahayni jirin ay qabsoomi waydo ru kale oo ka horaysa ama ka dambaysa oo qabsoomi kartaana ma jirto.  Markaa madaxwayne Muuse ayay hadda kubbadu la taal in uu dalka ka badbaadiyo khilaaf siyaasadeed oo meel uu inala gaadhi aan la garanayn iyo god madow ku ridi talada Somaliland labadaa mid uun bay noqon eh aan sugno inta  meel cad uu isu keen taagayo.

W/Q Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)

More in focus

To Top