Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Ee Laga Soo Doorto Gobollada Darafyada Somaliland Oo Ka Dareeray Fadhigii Maanta Golahaasi

focus

(SLT-Hargeysa)-Qaar kamid ah xildhibaannada golaha wakiilladda Somaliland ee laga soo doorto gobollada darafyada, ayaa ka dareeray fadhigii maanta ee Golaha kaasi oo lagaga doodaayay xeerka Doorashooyinka.

Xildhibaannada ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan wax ka baddal lagu sameeyay xeerka, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top