focus

Wargalin Ku Saabsan Geerida Xaji Ibraahim Barre Nuur Oo Hargaysa Ku Geeriyooday.

Published on

(SLT-Hargaysa) Waxa magaaladda Hargaysa Maanta ku geeriyooday Alle hawnaxariiste Marxuum Xaji Ibraahim Barre Nuur oo kamid ah Odayaasha Haldoorka Somaliland. Shabakadda Wararka ee Somalilandtoday waxaa soo gaadhay Wargalin ku saabsan aaska Marxuumka. Kaas oo u dhignaa sidan.

“Alle hawnaxariiste Maydka Xaji Ibraahim Barre Nuur waxaa laga qaadi doona Gurigiisa oo ku yaala Kaalinta Gaafane ee agagaarka Buurta Kala Jeexan 11-Subaxnimo. Waxaana lagaga tukanayaa Masaajidka Tabliiqiga Salaada Duhur. Sidaa hawlo socaan cid kasta oo ka soo qayb galaysa. “

Axmed Cilmi Barre.

Copyright © 2020 Somaliland Today.