Connect with us

somalilandtoday.com

Sacuudiga Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida

focus

Sacuudiga Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida

Sacuudiga Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida

(SLT-Riyadh)-Wasaaradda deegaanka Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay qaadeen xayiraadii saarneyd Xoolaha looga soo dhoofiyo Soomaalida.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda, islamarkaana la soo dhigay barta fariimaha gaa-gaaban ee Twitter-ka ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Sacuudiga ay dib u fasaxday xoolaha looga keeni jiray deegaanada Soomaalida, kuwaas oo muddo hakad-jiray.

”Sacuudiga waxaa uu xayiraadii ka qaaday xoolaha looga keeni jirey Soomaalida” ayaa lagu yidhi qoraalka kooban ee ka soo baxay wasaaradda deegaanka ee Sacuudiga.

More in focus

To Top