Connect with us

somalilandtoday.com

Saraakiil Ka Tirsan Millatariga Somaliland Oo Maayirka Hargeysa Ku Eedeeyay In Uu Iibsaday Dhul ay Ciidamadu leeyihiin

focus

(SLT-Hargeysa)-Saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland ayaa duqa caasimada Hargeysa, mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ku eedeeyey in dhul ay lahaayeen uu si sharci daro ah u iibiyey maayirku.

Hogaankii hore ee ciidamada Qaranka Somaliland, gaashaanle sare Cali Rooble Bulaale, Maxamuud Tubeec iyo Ismaaciil Cali oo ka tirsan ciidamada milateriga Somaliland oo siwada jira ula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhul ay leeyihiin 49 askari, si sharci daro ah loo dhisanayo, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top