focus

Ganacsatada Somaliland Oo Looga Digay Inay Ka Faa’iideystaan Coronavirus

Published on

(SLT-Hargeysa)-Iyadoo shalay Gudiddii Somaliland u saartay ka hortaga cudurka Coronavirus ay soo saareen go’aano lagu yaraynayo isu imaatinka bulshada, ayay qaar ka mid ah dhaqale yahanada ku nool magaalada Hargeysa uga digayaan inay ganacsatada inay ka faa’iideystaan fayruskan.

Dhaqaalyahanada ayaa ka digay in ganacsatada ay isku dayaan inay kor u qaadaan badeecadaha daruuriga ah sida raashinka oo kale, waxaanay ugu baaqeen Xukuumadu inay isha ku hayso arrimahan, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.