Connect with us

somalilandtoday.com

Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirka Beelaha HABARJECLO Iyo Garxajis Oo La Cayimay

focus

Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirka Beelaha HABARJECLO Iyo Garxajis Oo La Cayimay

Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirka Beelaha HABARJECLO Iyo Garxajis Oo La Cayimay

(SLT-Hargeysa)-Kulan ay maanta Hargeysa iskugu yimaadeen madaxd-dhaqanka ee Beelaha habarjeclo iyo Garxajis ayay ku go’aamiyeen in bishan 15-keeda ay isugu yimaadaan shir u dhexeeya labadan Beelood.

Shirkan ayaa ka dhici doona magaalada Burco.

Shirkan ayay sheegeen in ay kaga tashanayaan horumarinta deegaamada ay deggaan iyo iskaashigooda.

Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali, iyo Suldaan Cismaan suldaan Cali Madar, ayaa si wadajir ah u iclaamiay.

Halkan hoose ka DAAWO MUUQAALKA warkan

More in focus

To Top