focus
Wasiirka Arrimaha Hudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya
(SLT-Hargeysa)-Wasirka Wasarada Arimaha gudaha JSL, Mudane Mahamed Kaahin Ahmed,waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Mette Knudsen oo ay wehelinayso ku xigeenkeedu Nina Berg.