advertise

Madaxweyne Muuse Biixi Ma Ku Dhiiran Doona Qisaasta Raggii Dilay Taliyihii Booliska Gobolka Saaxil Ee Casayr.??

Published on

(SLT-Hargaysa) Iyadoo dhawaan la qisaasay Dad u xidhnaa Dilal ay gaysteen markii kobaad muddo dheer Somaliland, waxaa siwayn loogu dhegtaagaya tallaabada ku xigta ee lagu qisaasayo Dadka Dilalka u xidhan.

Madaxweynaha Somaliland ayaa laga sugayaa fulinta qisaasta Dablaydii Dishay Taliyihii Ciidanka Booliska Berbera Alle hawnaxariste Casayr. Xubnihii ugu muhuumsana ee falkaas gaystay ayaa wali xidhan iyadoo lagu xukumay Dil toogasho ah .

Copyright © 2020 Somaliland Today.