focus

Shirweynihii Xisbigga WADDANI Oo Muddo Sannad Ah Dib Loo Dhigay.

Published on

(SLT-Burco)-Xubnaha golaha dhexe ee xisbiga WADDANI ayaa ansixiyay Muddo sannad ah din loo dhigay shirweynaha xisbigaasi waxaanay codayntu u dhacday sida tan:


Waxa fadhiya 345 xubnood
Waxa ogolaaday 341 xubnood
Ma jirto cid diiday
Waxa ka aamusay 4 xubnood

Copyright © 2020 Somaliland Today.