focus
Shirkii Golaha Dhexe Ee WADDANI Oo Maanta Xilka Lagaga Qaadayo Xubno Ka Tirsan Xisbiga Iyo Xubno Cusub Oo La Ansixinayo
(SLT-Burco)-Shirkii golaha dhexe ee xisbiga WADDANI ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Shirka maanta waxa maanta fadhiya 352 xubnood oo golah dhex ah sida uu sheegay guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga WADDANI Cismaan Afgaab oo furay shirka.
Guddoomiye Cismaan Afgaab ayaa waxa kale oo uu sheegay in shirka maanta lagaga hadli doono arrimo ay ka mid tahay:
1) xil ka qaadis ay soo jeedisay guddiga fulinta ee xisbiga WADDANI
2) ansixinta xubno cusub
Halkan hoose ka DAAWO