focus
Magacyadda Xubno Maanta Lagu Ansixiyay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI
Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta shirkii golaha dhexe ku ansixiyay xubno ka tirsan xisbigaasi.
Xubnaha la ansixiyay oo u mahadceliyay xubnaha golaha dhexe.
Waxaana ka mid ah xubnaha la ansixiyay:
• Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guddoomiye xigeenka 1-aad
• Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac Guddoomiye xigeenka 1-aad
• Kayse Cali Geeddi guddoomiye xigeenka 3-aad
• Khadar Xuseen Cabdi Xoghayaha guud