focus
Kaabis Iyo Wax Ka Bedel Ku Sameeyay Xeerka Xisbiga WADDANI Iyo Qaabka Ay U Dhacday Codaynto
(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa kaabis iyo wax ka bedel ku sameeyay xeerka xisbiga waxaanay codayntu u dhacday sida tan:
xubnaha fadhiyay 352 xubnood
xubnaha ogolaaday 338 xubnood
xubnaha diiday 8 xubnood
xubnaha ka aamusay 6 xubnood