focus
Cabdiqaadir Jirde Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Sababta Uu Uga Qayb-Gali Waayay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI
(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Ku Meel-gaadhka Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo hadda ku sugan wadanka ingiriiska ayaa ka hadlay sababta uu uga maqan yahay shirka golaha dhexe ee xisbiga WADDANI oo maanta ka furmay magaaladda Burco, Halkan hoose ka DAAWO