focus

Guddomiye Cirro Oo Baaq U Diray Xukuumadda

Published on

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay qorshe cad u diyaariso ardayda sannad kasta ka qalinjabinaya jaamacadaha dalka, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.