focus

Wareysi Lala Yeeshay Mulkiilaha Shirkadda Microsoft Bill Gates

Published on

(SLT-Washington)-Mulkiilaha shirkadda Microsoft Bill Gates kana mid ah dadka dunida ugu hodansan, dhinaca samafalka kaalin weyn ku leh ayaa wareysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA.

Wareysiga Bill Gates lala yeeshay ayaa taabaynaya dhinaca waxbarashada beeraha iyo isbeddelka cimilada iyo sida ay hay’addiisu kaalin uga geysan karto wax ka qabashada arrimahan, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.