focus

“Suurtagal Maaha In Waddan Kale Aynu U Daba Fadhiisano Internetka Fiber Opitic Baddeena….” Guddoomiyaha Shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid

Published on

Gudoomiyaha Shirkada Telesom Cabdikariim Maxamed Iid  oo maanta ka hadlaayey shirka Tiknoolajiyada Somaliland oo Hargeysa ka furmay ayaa waxaa uu sheegay in aaney suurto gal marnaba noqon Karin in Somaliland oo leh bad dheer oo la soo dhigi karo Internet  “ Viper Optic” Ah ay hadana ku tiirsanaato Internet dal kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Copyright © 2020 Somaliland Today.