focus

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaciyay Bisha Soonfur Laga Arkay Magaalada Laascaanood, Maalinta Bari Ah Ay Ciid Tahay

Published on

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Shiikh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa sheegay in bilashada bisha soonfur laga arkay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.