focus

DAAWO: Somaliland Oo Cafis Ku Sii Deysay Maxaabiistii Dagaalka Tuke-raq Ee Maamulka Puntland Ay Ka Qabsatay+ Magacyadooda Iyo Tiradooda

Published on

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu digreeto madaxweyne ku sii daayey 14 maxbuus oo Somaliland maamulka Puntland kaga qabsatey dagaalkii Tukaraq, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.