focus

DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Xidhitaankii Wejiga Kowaad Ee Shaqo Qaran

Published on

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa waxaanu khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madasha, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.